Maleeshiyada Al-Shabaab oo la wareegtay magaalada Af Urur

Maleeshiyada Al-Shabaab oo la wareegtay magaalada Af Urur. [Sawir Hore]
Garoowe-(Puntland Mirror) Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa qabsatay magaalada Af Urur maanta oo Jimce ah, sida ilo-wareedyo dhanka ammaanka ah ay u xaqiijiyeen warsidaha Puntland Mirror.

Maleeshiyada ayaa magaalada gudaha u gashay kadib markii ay ciidamada Puntland ka baxeen, sida ilo-wareedku ay sheegeen.

Af Urur ayaa 90 kiilomitir dhanka koonfurta ka xigta magaalo xeebeedka Boosaaso.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*