Faroole oo ka hadlaya shir jaraaid oo uu ku qabtay Garoowe maanta oo Axad ah. [Xigashada Sawirka: Puntland Post]
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa dad weynaha reer Puntland ugu baaqay in ay taageeraan mashaariicda horumarineed ee ka socda gudaha gobolada Puntland.

Faroole oo shir jaraaid ku qabtay maanta oo Axad ah gudaha Garowe ayaa soo hadal qaaday mashruuca balaarinta dekada Boosaaso iyo dhismaha wadada laamiga ah ee u dhaxeysa Garoowe iyo Eyl, oo uu sheegay in ay jiraan dad isku dayaya in ay carqalad geliyaan mashaariicdaas, waxaana uu dowladda kula taliyay in ay gacan bir ah ku qabato dadkaas kasoo horjeeda horumarka.

Share this story about sharing

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll Up