Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Cade Muuse oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Cade Muuse oo geeriyooday. [Sawirka: Archive]
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamuud Muuse Xirsi oo loo yaqaan Cade ayaa ku geeriyooday magaalada Dubai ee dalka Isutaga Imaaraatka Carabta, sida ay xaqiijiyeen xubno katirsan qoyskiisa.

Cade Muuse ayaa sanadkii 2006-dii ilaa iyo 2009-kii ahaa madaxweynaha dowladda Puntland.

About Puntland Mirror 876 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*