Madaxweyne Farmaajo oo Tarsan u magacaabay la taliyihiisa dhanka siyaasadda

Maxamuud Axmed Nuur oo loo yaqaan (Tarsan). [Sawirka: Archive]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Maxamuud Axmed Nuur oo loo yaqaan (Tarsan) la taliyaha dhanka siyaasadda ee xafiika Madaxweynaha, sida lagu sheegay digreeto maanta oo Arbaco ah kasoo baxday madaxtooyada.

Tarsan ayaa soo noqday duqa Muqdisho intii u dhaxaysay 2010 ilaa iyo 2014.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*