Madaxweyne Cabdiweli oo salaamaya masuuliyiin katirsan dowladda oo kusoo dhaweysay garoonka diyaaradaha Garoowe. [Xigashada Sawirka: Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada]
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Arbaco ah ku soo laabtay caasimada Puntland ee Garoowe.

Madaxweynaha ayaa magaalada Baydhabo uga qeybgalay shirkii amniga qaranka oo u dhaxeeyay masuuliyiinta sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada.

Share this story about sharing

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll Up