Madaxweynaha wakhtigiisu dhammaaday ee dowladda federaalka Soomaliya oo u safray Addis Ababa si uu uga qeybgalo shir madaxeedka Afrika

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh. [Sawirka: Archive]
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh. [Sawirka: Archive]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha wakhtigiisu dhammaaday ee dowladda federaalka Soomaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa maanta oo Isniin ah u safray magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya.

Xasan Shiikh ayaa halkaas uga qaybgali doona shir madaxeedka Afrika oo la filayo in maanta uu ka furmo xarunta Midowga Afrika ee gudaha Addis Ababa.

Sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay xafiiska madaxweynaha wakhtigiisu dhammaaday, inta uu halkaas joogo waxaa la filayaa in uu kulamo gaar ah la yeelan doono qaar kamid hoggaamiyaasha shirka ka qaybgali doona.

About Puntland Mirror 877 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*