Madaxweynaha Soomaaliya oo Addis Ababa kulan kula yeeshay Raysulwasaaraha Canada

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Rasulwasaaraha Canada, Addis Ababa, Feb 9, 2020. [Isha Sawirka: Villa Somalia]
Addis Ababa-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Axad ah magaalada Addis Ababa kulan kula yeeshay Raysulwasaaraha Canada Justin Trudeau.

Labada masuul ayaa ka wadahadlay sidii Soomaaliya iyo Canada ay u yeelan lahaayeen iskaashi dhinacyo badan oo waxtar u leh labada dal, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay xafiiska Madaxweyne Farmaajo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*