Madaxweynaha Puntland oo xilka ka qaaday guddoomiyaha maxkamada sare ee ciidamada

Saraakiil katirsan maxkamada ciidamada Puntland. [Sawir Hore]
Boosaaso-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland ayaa xilka ka qaaday guddoomiyaha maxkamada sare ee ciidamada, sida lagu sheegay digreeto ka soo baxday madaxtooyada gelinkii dambe ee Axada.

Afar garsoore oo kale oo katirsan maxkamada ciidamada ayaa la ceyriyay.

Madaxweynaha ayaa Axmed Cabdi Bootaan si kumeelgaar ah ugu magacaabay guddoomiyaha maxkamada sare ee ciidamada Puntland, sida lagu sheegay digreetada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*