Madaxweynaha Puntland oo u safray magaalada Gaalkacyo

Kolonyo madaxweynaha oo safar ku jira. [Sawir Hore]
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Sabti ah u safray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, sida ilo-wareedyo dowladda katirsan ay u sheegeen bog wareedka Puntland Mirror.

Waxa uu noqon safarkii ugu horeeyay ee Deni uu ku tago Gaalkacyo tan iyo markii uu xafiiska qabtay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*