Madaxweynaha Puntland oo u safray Kenya

Madaxweyne Cabdiweli oo gacan haatinaya marka uu safar ugu baxay Nairobi. 03 October, 2018. [Sawirka: Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada]
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta oo Arbaco ah u safray magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Madaxweynaha oo warbaahinta la hadlay kahor inta uusan bixin, waxa uu sheegay in halkaas uu aadi doono safar shaqo oo ilaa afar beri qaadan doona, waxaan uu sheegay in uu la kulmi doono haayado caalami ah, safararado, iyo ururo caalami ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*