Madaxweynaha Puntland oo taliye cusub u magacaabay ciidamada Daraawiishta

Ciidamo Puntland katirsan. [Sawir Hore]
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa u magacaabay Yaasiin Cumar Dheere taliyaha cusub ee ciidamada Daraawiishta, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay madaxtooyada maanta oo Sabti ah.

Taliyihii ka horeeyay Cabdishukri Cabdullaahi Xuseen ayaa xilka iska casilay bishii Maarso ee sanadkan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*