Madaxweynaha Puntland oo musuqmaasuq dartiis shaqada uga ceyrshay todobo masuul

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali. [Sawirka]
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa shaqada ka ceyrshay todobo sarkaal oo katirsan Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda kadib markii lagu helay dambi musuqmaasuq, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay madaxtooyada galabta oo Arbaco ah.

Wasiirkii Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Maxamuud Maxamed Cali iyo agaasimihii guud Cali Xirsi Faarax ayaa kamid ah kuwa la eryay, sida digreetadu sheegayso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*