Madaxweynaha Puntland oo kulan la yeeshay safiirka Sucuudiga u qaabilsan Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland iyo safiirka Sucuudiga Maxamed Khayaat, [Xigashada Sawirka: Puntland State House]
Nairobi-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Talaado kulan la yeeshay safiirka Sucuudiga u qaabilsan Soomaaliya.

Kulanka oo ka dhacay xarunta safaarada ee magaalada Nairobi ee Kenya, ayaa madaxweyne Deni iyo safiir Maxamed Khayaat waxay ka wadahadleen arrimo ay kamidyihiin iskaashiga ganacsiga, maalgashiga, ammaanka iyo la dagaalanka aragagixisada, sida lagu sheegay bayan kasoo baxay madaxtooyada Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*