Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan ee Imaaraatka Carabta

Garoowe-(Puntland Mirror) Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas), ayaa maanta qorshuhu yahay inay tagaan magalada Bosaso xarunta gobolka Bari isagoo kasoo kicitimay goor dhaweyn caasumadda Soomaaliya ee Muqdishu, halkaas oo uga qayb galay  shirka madaxda Soomaalida ee looga hadlayay arrimaha doorashada dalka.

Gaas, ayaa la filayaa marka uu tago Bosaso inuu uga sii gudbo Abu Dhabi dalka Imaaraadka Carabta, halkaas oo warrarka uu helayo Garowe Online sheegayaan inuu ku leeyahay ballan.

Lama oga sababta rasmiga ah ee safarkiisa ku xeeran, balse dhawaan ayay ahayd markii uu kasoo laabta dalkaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*