Madaxweynaha Puntland oo isbadal ku sameeyay garsoorka gobolka Mudug

Madaxweyhaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. [Sawir Hore]
Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Sciid Cabdullaahi Deni ayaa isbadal ku sameeyay garsoorka gobolka Mudug.

Digreeto ka soo baxday madaxtooyada caawa fiidkii, ayaa xilka looga qaaday garsoorayaasha maxkamadda derejada 1-aad ee gobolka Mudug, tan racfaanka iyo xeer ilaalinta gobolka Mudug.

Maxamed Maxamuud Jamaac oo ahaa garsoore maxkamadda derejada 1-aad ee Xarfo ayaa si kumeel gaar ah loogu bedeley Guddoomiyaha Maxakamadda derejada 1-aad ee Gaalkacyo, digreetada ayaa intaas ku dartay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*