Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku soo laabtay kadib safaro uu ku tagay Imaaraatka Carabta iyo Kenya

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. [Sawir Hore]
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Sabti ah dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Madaxweynaha ayaa asbuucyadii dhawaa ee lasoo dhaafay safaro ku tagay dalalka Imaaraatka Carabta iyo Kenya, kaasoo ahaa safarkiisii ugu horeeyay oo dalka dibadiisa uu ku aado tan iyo markii la doortay bishii Janaayo 2019.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*