Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed oo magacaabay qaar katirsan golihiisa wasiiradda

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen). [Sawir Hore]
Baydhabo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa manta oo Sabti ah magacaabay qaar katirsan golihiisa wasiiradda.

Laftagareen ayaa horaantii bishii December ee sanadkii 2018 loo doortay madaxweynaha Koonfur Galbeed kadib doorasho qalalaase leh.

Waa kuwaan wasiiradda cusub ee la magacaabay:

1. Axmed Madow Nuunow, Wasaaradda Qorshaynta Iskaashiga iyo Maalgashiga

2. Axmed Maxamed Xuseen, Wasaaradda Maaliyadda

3. Maxamed Abukar Cabdi, Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose

4. Isaaq Cali Subuk, Wasaaradda Amniga Gudaha

5. Mustaf Cali Iidow, Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka

6. Faysal Cabdullaahi Cali, Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha

7. Cabdiraxmaan Cusmaan Malaq, Wasaaradda Waxbarashada

8. Cabdiqani Cabdullaahi Maxamed, Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda

9. Axmed Shiikh Maxamed Luux (Mashruuc), Wasaaradda Howlaha Guud iyo Gaadiidka

10. Maxamed Cali Xasan, Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*