Labo dagaalyahan oo Al-Shabaab katirsan oo lagu dilay duqeyn Mareykanku ka geystay Jubbada Dhexe

Maleeshiyada Al-Shabaab. [Sawirka]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ciidamadda Mareykanka ayaa duqeyn ka dhan maleeshiyada Al-Shabaab qaaday, oo ay ku dileen labo dagaalyahan, sida ay bayaan ku sheegeen Taliska Mareykanka ee Afrika.

Duqeynta ayaa Isniintii ka dhacday magaalada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, sida ay sheegeen Mareykanku.

About Abdi Omar Bile 749 Articles
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*