Saraakiil katirsan Imaaraatka Carabta oo ay weheliyaan saaraakiil Puntland ah xerada ciidanka PMPF ee Boosaaso. [Sawirka]
Garoowe-(Puntland Mirror) Dowladda Isutaga Imaaraatka Carabta ayaa ku wargelisay saraakiisheeda ciidamada ee ku sugan Puntland in ay ka baxaan halkaas, sida ay ku warantay idaacada maxaliga ah ee Radio Daljir, oo soo xiganaysa saraakiil katirsan ciidamada badda Puntland ee PMPF.

Sababta dhabta ah ee ka dambeysa tilaabada weli ma cadda.

Imaaraatka Carabta ayaa bilaabay taageerada ciidamada PMPF sanadkii 2011 xilligii maamulkii Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole.

Share this story about sharing

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll Up