Hoggaamiyaasha maamul goboleedyada Soomaaliya oo yimid Garoowe si ay ugu shiraan

Madaxweynaha Puntland oo soo dhweeyay hoggaamiyaasha Jubbaland, Galmudug iyo Koonfur Galbeed. [Isha Sawirka: Facebook]
Garoowe-(Puntland Mirror) Hoggaamiyaasha maamul goboleedyada Soomaaliya sida Jubbaland, Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaa maanta oo Sabti ah yimid magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa hoggaamiyaasha ku soo dhaweeyay Garoowe, halkaas oo la filayo beri oo Axad ah in uu ka furmo shirka afraad ee madasha maamul goboleedyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*