Guddoomiyaha cusub ee bankiga dhexe ee Soomaaliya oo xafiiska la wareegay

Guddoomiyaha cusub ee bankiga dhexe Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi oo xafiiska kala wareegay Bashiir Ciise Cali, April 21, 2019. [Xigashada Sawirka: Radio Muqdisho]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Guddoomiyaha cusub ee bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah xafiiska kala wareegay guddoomiyihii hore Bashiir Ciise Cali kaasoo dhowrkii sanno ee lasoo dhaafay xilka hayay.

Guddoomiyaha cusub ee bankiga dhexe, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi ayaa la doortay 4-tii bishii April ee 2019.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*