Guddiga Kumeelgaarka ah ee Doorashooyinka Puntland oo bilaabay diiwaangelinta xisbiyada siyaasadda

Xubin katirsan guddiga doorashooyinka Puntland oo waraaqaha codsiga ka guddoomaysa xisbiga Hogaanshe. [Isha Sawirka: Facebook]
Garoowe-(Puntland Mirror) Guddiga Kumeelgaarka ah ee Doorashooyinka Puntland ayaa bilaabay diiwaangelinta xisbiyada siyaasadda.

Guddiga ayaa codsigii ugu horeeyay ka guddoomay xisbi lagu magacaabay Hogaanshe maanta oo isniin ah.

Guddiga ayaa fiidnimadii Sabtida magaalada Garoowe ku soo bandhigay qorshe howleedkooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*