Gollaha Wasiiradda Soomaaliya oo doortay xisaabiyaha guud ee qaranka

Sawirka: Golaha Wasiiradda Soomaliya.

Muqdisho-(Puntland Mirror) Gollaha Wasiiradda Soomaaliya ayaa doortay xisaabiyaha guud ee qaranka.

Golaha ayaa kulankooda asbuuclaha oo maanta oo Khamiis ah ay ku yeesheen Muqdisho ayay Faadumo Cusmaan Faarax ugu doorteen xisaabiyaha guud ee qaranka.

Shirka golaha ayaa waxaa guddoominayay Raysulwasaare Xasan Cali Khayre.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*