Gobolada Puntland oo laga ciiday

Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo masuuliyiin kale oo salaada ciida ku tukanaya garoonka Mire Awaare Garoowe, June 4, 2019. [Isha Sawirka: Puntland State House]
Garoowe-(Puntland Mirror) Inta badan dadka kunool gobolada Puntland ayaa maanta oo Talaado ah ciiday kadib bishii barakaysnayd ee Ramadaan.

Garoowe, madaxweyne ku xigeenka iyo masuuliyiinta dowladda ayaa saalada ciida ku oogay garoonka kubada cagta Mire Awaare.

Ciida Fitriga ayaa kamid ah labada ciidood ee Muslimiinta ee sanadlaha ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*