Gabadha dharka moodada ah samaysa oo loo doortay xubin katirsan aqalka hoose ee Soomaaliya

Gabadha Soomaaliyeed ee dharka moodada ah samaysa ahna ganacsato, Muna Khaliif Shiikh. [Sawirka: Archive]
Gabadha Soomaaliyeed ee dharka moodada ah samaysa ahna ganacsato, Muna Khaliif Shiikh. [Sawirka: Archive]
Baydhabo-(Puntland Mirror) Gabadha Soomaaliyeed ee dharka moodada ah samaysa ahna ganacsato, Muna Khaliif Shiikh oo loo yaqaan (Muna Kay) ayaa loo doortay xildhibaan aqalka hoose ee soo socda u matali doonta maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed.

Muna Kay, ayaa ku dhalatay Soomaaliya, waalidkeed ayaa ka cararay dalka Soomaaliya markii uu bilaabmay dagaalkii sokeeye iyaga oo aaday dalka Mareykanka. Muna ayaa dalka ay u qaxday ee Mareykanka ka samaysay  shirkad dharka moodada ah samaysay, taasoo xarumo ka furatay Mareykanka, Imaaraatka Carabta iyo Bariga Afrika.

About Puntland Mirror 877 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*