Fanaanada geeriyootay Khadiijo Cabdullaahi Daleys oo masrax ka heesaysa sanadkii 1986. [Sawirka]
Toronto-(Puntland Mirror) Fanaanadii Soomaaliyeed ee caanka ahayd Khadiijo Cabdullaahi oo loo yaqaan Daleys ayaa ku geeriyootay magaalada Toronto ee dalka Canada, sida ay xaqiijiyeen qoyskeeda.

Daleys oo da’deedu ahayd 81-sanno jir, waxay kamid ahaan jirtay kooxdii fanka Soomaaliyeed ee Waaberi.

Share this story about sharing

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll Up