Erdogan iyo Trump oo khadka taleefoonka ku wadahadli doona

Erdogan iyo Trump oo khadka taleefoonka ku wadahadli doona. [Sawirka Anadolu]
Erdogan iyo Trump oo khadka taleefoonka ku wadahadli doona. [Xuquuqda Sawirka: Anadolu]
Ankara-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa la filayaa in uu khadka taleefoonka kula hadlo madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump, sida ay ku warantay wakaalada wararka Turkiga ee Anadolu oo soo xiganaysa saraakiil madaxtooyada ah.

Kulanka oo ah kii kowaad tan iyo markii madaxweyne Trump uu xafiiska la wareegay 20-kii bishii Janaayo ee lasoo dhaafay ayaa dhacaya caawa oo Arbaco ah saq dhexe.

About Abdirahman Abdullahi Sheikh 241 Articles
Senior foreign news editor at Puntland Mirror. Expertise in writing military reports, geopolitics, and crime reports. Sheikh holds a bachelor of economic management and sciences and a master's degree in international relationship from International Islamic University Malaysia (IIUM).You can reach him on: abdirahman.abdullahi91@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*