Koox riyo ah oo abaar darteed cunaya khaymad kutaala baadiye. [Xigashada Sawirka: Puntlandi]
Garowe-(Puntland Mirror) Ku dhawaa 1.6 milyan oo qof oo ku sugan 234 meelo oo kuyaala Puntland ayaa wajahaya abaar, madaxtooyadda Puntland ayaa bayaan ku sheegtay Khamiistii.

Bayaanka ayaa intaas ku daray in xaalada abaarta laga yaabo in ay sii xumaato haddii aan la helin roob fiican bilaha soo socda.

Share this story about sharing

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll Up