Donald Yamamoto ayaa noqonaya safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya. [Sawir Hore]
Washington-(Puntland Mirror) Madaxweyne Donald Trump ayaa Arbacadii safiir cusub u magacaabay Soomaaliya.

Donald Yamamoto ayaa noqonaya safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya.

Yamamoto ayaa soo noqday safiirka Mareykanka ee Itoobiya intii u dhaxeysay 2006-dii ilaa 2009-kii iyo safiirka Jabuuti intii u dhaxeysay 2000 ilaa 2003-dii.

Share this story about sharing

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll Up