Diyaarado dagaal oo loo maleynayo in Mareykanku leeyahay oo duqeyn ka geystay gobolka Bari

Diyaaradaha drone-ka Mareykanka. [Sawir Hore]
Garoowe-(Puntland Mirror) Diyaarado dagaal oo loo maleynayo in Mareykanku leeyahay ayaa xalay duqeyn ka geystay deegaano miyi ah oo kuyaala gobolka Bari ee Puntland, sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Weli lama oga bartilmaameedka, balse labada maleeshiyo ee Al-Shabaab iyo ISIS ayaa halkaas ku sugan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*