Diyaarado dagaal oo aan la aqoon cida leh oo duqeeyay saldhigyada ISIS ee gobolka Bari

Sawirka: Hoggaamiyaha ISIS Cabdiqaadir Muumin oo la hadlaya maleeshiyadiisa.

Garoowe-(Puntland Mirror) Diyaarado dagaal oo aan la aqoon cida leh ayaa duqeeyay deegaanka Buqo ee gobolka Bari halkaas oo maleeshiyada ISIS ay ku leedahay saldhigyo, ilo-wareedyo katirsan Puntland ayaa u sheegay warsidaha Puntland Mirror.

Duqaynta ayaa dhacday maanta oo Jimce ah. Macluumaad faahfaahsan ayaan weli la hayn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*