Diyaarad sida meydka madaxweynihii hore Puntland oo timid garoonka diyaaradaha Boosaaso

Diyaarad sida meydka madaxweynihii hore Puntland oo timid garoonka diyaaradaha Boosaaso. [Xuquuqda Sawirka: Puntland Mirror]
Boosaaso-(Puntland Mirror) Diyaarad sida meydka madaxweynihii hore ee Puntland Maxamuud Muuse Xirsi sidoo kale loo yaqaan “ Cade” ayaa soo gaartay garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso, halkaas oo lagu aasi doono, sida masuuliyiin ku sugan garoonka ay u sheegeen Puntland Mirror.

Madaxweynihii hore ayaa loo sameyn doonaa aas qaran maanta oo Talaado ah.

Cade ayaa asbuucii lasoo dhaafay ku geeriyooday gudaha dalka Isutaga Imaaraatka Carabta.

About Puntland Mirror 876 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*