Diyaarad ay leedahay shirkada Fly Emirates oo ku burburtay garoonka diyaaradaha caalamiga ee Dubai

Plane
Diyaarad Fly Emirates. Sawirka: Alarabiya TV.

Dubai-(Puntland Mirror) Diyaarad ay leedahay shirkada Fly Emirates ayaa ku burburtay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Dubai maanta oo Arbaco ah, sida ay sheegeen saraakiisha dowlada Isutaga Imaaraatka Carabta.

Rakaabkii saarnaa diyaarada ayaa la badbaadshay dhamaantood, mana jirto wax kahasaare ah oo ilaa iyo hadda la xaqiijiyay, sida ay sheegeen saraakiisha dowlada Imaaraatka.

Diyaarada oo nooceedu ahaa Boeing 777 ayaa la sheegay in ay ka timid magaalada Trivandrum ee dalka Hindiya ayna u socotay magaalada Dubai.

About Puntland Mirror 876 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*