Qaraxyo waa-weyn oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo

Galkayo bomb
Qaraxa ka dhacay Gaalkacyo. Sawirka: Twitter.

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Qaraxyo waa-weyn ayaa saakay oo Axad ah laga maqlay magaalada Gaalkacyo gaar ahaan qaybta waqooyi, sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Lama oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay qaraxyada.

warkan waa deg deg, faahfaahin dheeri ah dib baan kasoo gudbin doonaa.

About Puntland Mirror 877 Articles
Puntland Mirror is a website news provider based in Puntland’s capital, Garowe, Somalia. Puntland Mirror is an independent online source providing you the latest update stories from Puntland, Somalia and around the World.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*