Deg Deg: Madaxweynaha Turkiga oo iclaamiyay in xaalad deg deg ah dalka lagu soo rogay

Turkish President Tayyip Erdogan addresses visiting police officers in Ankara, Turkey April 7, 2016, in this handout photo provided by the Presidential Palace. REUTERS/Kayhan Ozer/Presidential Palace/Handout via Reuters ATTENTION EDITORS - THIS IMAGE WAS PROVIDED BY A THIRD PARTY. REUTERS IS UNABLE TO INDEPENDENTLY VERIFY THE AUTHENTICITY, CONTENT, LOCATION OR DATE OF THIS IMAGE. FOR EDITORIAL USE ONLY. NOT FOR SALE FOR MARKETING OR ADVERTISING CAMPAIGNS. FOR EDITORIAL USE ONLY. NO RESALES. NO ARCHIVE. THE PICTURE IS DISTRIBUTED EXACTLY AS RECEIVED BY REUTERS, AS A SERVICE TO CLIENTS. TPX IMAGES OF THE DAY - RTSE07R
Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan.

Ankara-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dalka Turkiga Reccep Tayip Erdogan ayaa iclaamiyay in dalka lagu soo rogay ‘xaalad deg deg ah’ muddo saddex bilood ah kadib inqilaabkii fashilmay.

Khudbad taleefishinka laga sii daayay maanta oo Arbaco ah ayaa Erdogan ku sheegay in go’aanka ay qaateen kadib kulan ay sameeyeen gudiga amaanka ee qaranka.

“Waa loo loo baahanyahay xaalad deg deg ah si  dhaqso loogu ciribtiro dhamaan asaaska ururka argagixisada ah oo ku lug lahaa isku-dayga afgembiga” ayuu Erdogan ka yiri xarunta madaxtooyada ee Ankara.

Dowlada Turkiga ayaa ku eedaysay kooxda fadhigooda yahay Maraykanka ee uu hoggaamiyo wadadka Fethullah Gulen in ay ka dambayso afgembiga.

About Abdi Omar Bile 749 Articles
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*