Cumar Faroweyne oo loo magacaabay taliyaha ciidamada keydka Puntland

Cumar Cabdullaahi Faroweyne. [Sawir Hore]
Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa guddoomiyihii hore ee gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faroweyne u magacaabay taliyaha ciidamada keydka Puntland, sida lagu sheegay digreeto maanta oo Talaado ah kasoo baxday xafiiska madaxweynaha.

Cumar ayaa Isniintii wareejiyay xilka guddoomiyaha gobolka Nugaal kadib markii dabayaaqadii bishii lasoo dhaafay Madaxweynuhu u magaacabay guddoomiye cusub.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*