Ciidanka Puntland oo xiray nin looga shaki qabo ururka Al-Shabaab

Sawirka: Gaari gaashaaman oo ay saaranyihiin askar Puntland ah.

Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidanka Puntland ayaa xiray nin looga shaki qabo ururka Al-Shabab, ilo-wareed katirsan ciidanka ayaa u xaqiijiyay warsidaha Puntland Mirror.

Ninka laga shaki qabo ayaa laga soo xiray tuulada Birta-dheer oo hoostimaada Garoowe, sida  ilo-wareedku sheegay.

Ninka ayaa lagu wadaa baaritaan, ilo-wareedka ayaa intaas ku daray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*