Ciidamada Puntland iyo maleeshiyada Al-Shabaab oo madaafiic isku weydaarsaday buuraha Galgala

Askar katirsan PSF oo madaafiic ku garaacaysa meelaha ay ku dhuumanayaan Al-Shabaab ee kuyaala gudaha Buuraha Galgala. [Sawirka: Facebook/PSF]
Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada Puntland iyo maleeshiyada Al-Shabaab ayaa madaafiic isku weydaarsaday buuraha Galgala saakay oo Axad ah, sida ilo-wareedyo dhanka ammaanka ah ay u xaqiijiyeen warsidaha Puntland Mirror.

Khasaaraha ka dhashay is weydaarsiga madaafiicda ayaan lo ogeyn ilaa iyo hadda.

Puntland iyo Al-Shabaab ayaa ku dagaalamayay buuraha Galgala ee gobolka Bari tan iyo sanadkii 2010.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*