Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ugu yaraan labo maleeshiyo Al-Shabaab ah ku diley gobolka Bakool

Ciidamada dowladda Soomaaliya. [Sawirka: Archive]
Ciidamada dowladda Soomaaliya. [Sawirka: Archive]
Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan labo maleeshiyo  Al-Shabaab ah ayaa lagu diley dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada Al-Shabaab oo ka dhacay gobolka Bakool maanta ooo Jimce ah, sida uu sheegay sargaal.

Korneyl Teeso oo ah sargaal ciidamada dowladda ayaa sidaa sheegay, sida ay kasoo xigatay wakaalada wararka dowladda Soomaaliya ee Sonna.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sanado badan kula dagaalamayay koonfurta Soomaaliya maleeshiyada Al-Shabaab.

About Abdi Omar Bile 706 Articles
An online journalist and editor, with a decade of experience covering security and business issues, Puntland and entire Somalia.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*