Ciidamada PSF oo howlgal ka fulinaya buuraha Caalmadoow. [Xigashada sawirka: PSF/Facebook]
Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada ammaanka Puntland ee PSF ayaa sheegay in ay 15 dagaalyahan oo katirsan Al-Shabaab ku dileen howlgal ka dhacay deegaanka Madarshoon ee buuraha Caalmadow.

PSF ayaa sidoo kale bayaan ay soo dhiggeen boggooda Facebook ku sheegay in ay maleeshiyada Al-Shabaab ka sifeeyeen deegaanada Madarshoon, Karin Xagarood iyo Diindigle oo kuyaala buuraha Caalmadow.

Share this story about sharing

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll Up