Taliye booliis oo Faransiis ah iyo xaaskiisa oo lagu dilay weerar mindi oo Daacish ay sheegatay
Paris-(Puntland Mirror) Taliye booliis oo Faransiis ah iyo xaaskiisa ayaa lagu dilay weerar mindi markii nin mindi ku hubaysan uu soo weeraray guriga ninka booliiska ah deegaanka Magnanville oo 33 km ka xigta magaalada Baariis […]