World

Turkiga oo dhoolatus milatari ka bilaabay meel u dhow xuduuda uu la wadaago Ciraaq. [Xigashada Sawirka: Anadolu]

Turkiga oo dhoolatus milatari ka bilaabay meel u dhow xadka uu la wadaago Ciraaq

Ankara-(Puntland Mirror) Turkiga ayaa dhoolatus milatari ka bilaabay xadka ay la wadaagaan Ciraaq maanta oo Isniin ah, ciidamada milatariga ayaa bayaan kooban oo ay soo saareen ku sheegay sida ay ku warantay wakaalada wararka Turkiga ee Anadolu. Dhoolatuska ayaa imaanaya hal asbuuc kahor gobolka Kurdiyiinta ee waqooyiga Ciraaq oo qaban doona afti madax-banaani taasoo Turkiga iyo beesha caalamka ay kasoo horjeesteen. Bayaanka[Read More…]

by September 18, 2017 0 comments World
Marwada Kowaad ee dalka Turkiga Emine Erdogan oo gargaar ku wareejinaysa qaxootiga Muslimiinta Rohingya. [Xigashada Sawirka: Anadolu]

Marwada Kowaad ee dalka Turkiga oo gargaar gaarsiisay xero qaxooti oo ay ku jiraan Muslimiinta Rohingya

Ankara-(Puntland Mirror) Marwada Kowaad ee dalka Turkiga Emine Erdogan ayaa gargaar ku wareejisay qaxootiga Muslimiinta Rohingya kadib safar ay ku tagtay xero qaxooti oo kutaala xadka Myanmar maanta oo Khamiis ah, sida ay ku warantay wakaalada wararka Turkiga ee Anadolu. “Waa wax aan macquul aheyn in aan arrintan u taabanno sida bani’aadamnimada,” ayay tiri kadib markii ay sanduuqyada u gudbinaysay qaxootiga jooga[Read More…]

by September 7, 2017 0 comments World
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo hoggaamiyaha dalka Myanmar Aung San Suu. [Xigashada Sawirka: Anadolu]

Madaxweyne Erdogan oo hoggaamiyaha Myanmar kala hadlay dhibbaatooyinka Muslimiinta Rohingya

Ankara-(Puntland Mirror) Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta oo Talaado ah hoggaamiyaha dalka Myanmar Aung San Suu Kyi kala hadlay dhibbaatooyinka ka dhanka ah xuquuqul iinsaanka ee Muslimiinta Rohingya, sida ay ku warantay wakaalada wararka Turkiga ee Anadolu. Wadahadalka oo khadka taleefoonka ku dhexmaray labada hoggaamiye ayaa Erdogan u sheegay Suu Kyi in weerarada sii kodhaya ee loo geysanayo[Read More…]

by September 5, 2017 0 comments World
Maxkamada sare ee Kenya oo qaadacday natiijadii doorashada madaxtinimada Kenya. [Xigashada Sawirka: Reuters]

Maxkamada sare ee Kenya oo qaadacday natiijadii doorashada madaxtinimada Kenya

Nairobi-(Puntland Mirror) Maxkamada sare ee Kenya ayaa maanta oo Jimce ah sheegtay in guddiga doorashooyinka ay sameeyeen “sharci daro iyo khaladaad” intii lagu guda jiray doorashadii bishii hore ee madaxweynenimada, taasoo waxyeelaysa kasloonidii doorashadii madaxweyne Uuru Kenyatta ee muddo shan sanno ah oo kale. Afar ka kamid ah lixda garsoore ayaa sheegay in cod bixinta ay hareeyeen khaladaad. Maxkamada sare ayaa[Read More…]

by September 1, 2017 0 comments World
Wasiirka Arrimaha Dibada Qatar Sheikh Mohammed bin Abdulrahman al-Thani. [Xigashada Sawirka: BBc]

Qatar oo sheegtay in ay soo celin doonto safiirkeedii u fadhiyay Iran

Doha-(Puntland Mirror) Qatar ayaa sheegtay shalay oo Arbaco ahayd in ay go’aansatay in ay soo celiso safiirkeedii Tehran, in ka badan 20 bilood markii ay Qatar dib ugu yeeratay safiirkeeda kadib markii safaarada Sucuudi Caraabiya ee ku taalay gudaha Iran ay boobeen dad mudaharaadayay oo ka xanaaqsanaa dilka hoggaamiye Shiici ah oo Sucuudigu dilay. Go’aanka Qatar ayaa imaanaya iyadoo bartanka[Read More…]

by August 24, 2017 0 comments World
Xoghayaha Difaaca Mareykanka James Mattis. [Sawirka: Archive]

Xoghayaha Difaaca Mareykanka: Weerarka Waqooyiga Kuuriya wuxuu keeni doonaa dagaal

Washington-(Puntland Mirror) Xoghayaha Difaaca Mareykanka James Mattis ayaa shalay oo Isniin ahayd sheegay haddii Waqooyiga Kuuriya ay weerarto Mareykanka, taasi in ay keeni doonto dagaal. “Haddii ay gantaal ku soo ridaan Mareykanka, taasi waxay hurin doontaa dagaal deg deg ah,” ayuu Mattis u sheegay wariyeyaasha, isaga oo ku sii daray haddii Waqooyiga Kuuriya ay raacaan tilaabo milatari, Maraykanku wuxuu isku[Read More…]

by August 15, 2017 0 comments World
Uhuru Kenyatta oo dib loogu doortay madaxweynenimada Kenya

Uhuru Kenyatta oo dib loogu doortay madaxweynenimada Kenya

Nairobi-(Puntland Mirror) Madaxweynaha hadda jooga ee Kenya Uhuru Kenyatta ayaa la iclaamiyay in uu ku guuleystay doorashada madaxtinimada. Sida ay iclaamiyeen Guddiga Doorashooyinka, Uhuru ayaa helay 54.27 boqolkiiba codadka doorashada halka ninka la loolamayay Raila Odinga uu helay 44.74 boqolkiiba.  “Waxaanu sii wadi doonaa shaqada aanu bilownay,” ayuu yiri Kenyatta kadib ku dhawaaqista natiijada. “Dadka Kenya waxay doonayaan anaga si[Read More…]

by August 11, 2017 0 comments World
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan. [Xigashada Sawirka: Anadolu]

Erdogan oo walaac ka muujiyay xiisada u dhaxaysa Mareyanka iyo Waqooyiga Kuuriya

Istanbul-(Puntland Mirror)  Turkiga ayaa rajeynaya in xiisada sii kordhaysa ee u dhaxaysa Mareykanka iyo Waqooyiga Kuuriya aysan sababi doonin dagaal la isku adeegsado hubka wax gumaada ee nukleerka, sida uu sheegay Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan maanta oo Jimce ah. “Waxaanu rajaynaynaa in khatarta u dhaxaysa Mareykanka iyo Waqooyiga Kuuriya aysan isku bedelin dagaal,” Erdogan ayaa wariyeyaasha sidaa ugu sheegay Istanbul.[Read More…]

by August 11, 2017 0 comments World
Qatar oo 80 dal u ogolaanaysa in ay fiiso la’aan kusoo galaan gudaha dalkeeda. [Sawirka: Archive]

Qatar oo 80 dal u ogolaanaysa in ay fiiso la’aan kusoo galaan gudaha dalkeeda

Doha-(Puntland Mirror) Qatar ayaa maanta oo Arbaco ah iclaamisay barnaamij u ogolaanaya in ay fiiso la’aan ku soo gaalan dalka Qatar muwaadiniinta 80 dal. Muwaadiniita dalal badan oo kuyaala Yurub iyo meelo kale oo ay kamidyihiin India, Lebanon, New Zealand, South Africa, iyo United States ayaa u baahan keliya baasaboor shaqaynaya hadda si ay u soo galaan dalka gaaska qaniga[Read More…]

by August 9, 2017 0 comments World
Kenya oo dooran doonta Madaxweyne cusub. [Sawirka: Twitter]

Kenya oo dooran doonta Madaxweyne cusub

Nairobi-(Puntland Mirror) Dadka reer Kenya ayaa maanta oo Talaado ah dooran doona madaxweyne cusub iyo baarlamaan cusub kadib dhowr asbuuc oo olole lagu jiray. Xarumaha codaynta ayaa furnaan doona saacadaha u dhaxeeya 6.00am ilaa 5.00pm ee wakhtiga maxaliga ah ee Kenya, iyada oo natiijada la filayo in lagu iclaamiyo todobo beri gudahood. In ka badan 19 milyan oo cod bixiyeyaal[Read More…]

by August 8, 2017 0 comments World
Scroll Up