Sports

Kooxda kubada cagta Puntland oo ku guulaysatay koobka maamul goboleedyada Soomaaliya

Kooxda kubada cagta Puntland oo ku guulaysatay koobka maamul goboleedyada Soomaaliya

Muqdisho-(Puntland Mirror) Kooxda kubada cagta Puntland ayaa ku guulaysatay ciyaaraha maamul goboleedyada dalka kadib markii ay gool ku laad ku garaacday kooxda Jubbaland. Kooxda Puntland ayaa 5-3 gool ku laad ah ku guulaysatay kadib 90-kii daqiiqo oo ciyaarta markay dhamaatay haddana lagu daray wakhtiga dheeriga ah. Ciyaarya kama dambaysta ahayd ayaa waxaa kasoo qaybgalay Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh[Read More…]

by July 26, 2016 0 comments Puntland, Somali News, Sports
Gool uu dhaliyay Yacquub oo ku hoggaamiyay Puntland in ay gaarto ciyaarta kama dambaysta ah

Gool uu dhaliyay Yacquub oo ku hoggaamiyay Puntland in ay gaarto ciyaarta kama dambaysta ah

Muqdisho-(Puntland Mirror) Kooxda kubada cagta Puntland ayaa Hiiraan & Shabeelaha Dhexe ku garaacday 1-0 ciyaaraha maamul goboleedyada Soomaaliya, taasoo Puntland u sahashay u gudbida ciyaarta kama dambaysta ah. Gool kaliya oo uu dhaliyay Yacquub Cusmaan ayaa keentay in Puntland ay ku garaacdo Hiiraan & Shabeelaha Dhexe 1-0. Puntland ayaa ciyaarta kama dambaysta ah ee ciyaaraha maamul goboleedyada Soomaaliya la ciyaari[Read More…]

by July 23, 2016 0 comments Sports
Isku-aadka afar dhamaadka ciyaaraha maamul goboleedyada Soomaaliya oo la soo saaray

Isku-aadka afar dhamaadka ciyaaraha maamul goboleedyada Soomaaliya oo la soo saaray

Muqdisho-(Puntland Mirror) isku-aadka ciyaaraha maamul goboleedyada Soomaaliya oo ka socda magaalada Muqdisho ayaa lasoo saaray, sida ay sheegeen xiriirka kubada cagta Soomaaliya. Kooxda Kubada cagta Banaadir oo tartanka martigelinaysa ayaa ku dhacday kooxda Jubaland, Banaadir ayaa Group-koodii kaga soo baxay A, halka Jubaland ay Group-ka kaga soo baxeen B. Waxaa xusid mudan in Banaadir iyo Puntland oo isku Group ahaa[Read More…]

by July 21, 2016 0 comments Sports
Puntland oo 4-0 ku garaacday Koonfur Galbeed koobka maamul goboleeyada Soomaaliya

Puntland oo 4-0 ku garaacday Koonfur Galbeed koobka maamul goboleeyada Soomaaliya

Muqdisho-(Puntland Mirror) Kooxda kubada cagta ee Puntland ayaa ku garaacay Koonfur Galbeed 4-0 ciyaartoodii ugu horeysay ee koobka maamul goboleedyada Soomaaliya. Goolal ay ka heleen Yacquub Cusmaan iyo Abdiwaaxid Dhakab Dhakab ayaa u suurta gashay in Puntland hesho guusha ay kaga gaartay 4-0 Koonfur Galbeed maanta oo Axad ah. Puntland ayaa hadda kor kaga jirta guruub A iyagoo leh saddex[Read More…]

by July 17, 2016 0 comments Puntland, Somali News, Sports
Portugal oo koobkoodii ugu horeeyay ee qaramada qaarada Yurub ku guulaystay

Portugal oo koobkoodii ugu horeeyay ee qaramada qaarada Yurub ku guulaystay

Xulka kubada cagta dalka Portugal ayaa markoodii ugu horeysay ku guulaystay koobka qaramada qaarada Yurub ee sanadka 2016-ka. Gool uu dhaliyay Eder intii lagu guda jiray soddonka daqiiqo oo dheeriga ah ayaa Portugal u ogolaaday in ay 1 : 0 ku garaacaan xulka koobka martigeliyay ee France. Intii ay socotay 60 daqiiqo hore ee ciyaarta ayaan wax gool ah la[Read More…]

by July 11, 2016 0 comments Sports
Messi oo ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah

Messi oo ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah

  Lionel Messi ayaa iclaamiyay inuu ka fariistay waajibaadka qaranka ee ciyaaraha caalamiga ah kadib markii gool ku laad uu khasaariyay ciyaartii kama dambaysta ahayd ee koobka America. “Waxay igu tahay wax aan la aqbali kari, aniga kooxda qaranka waa iga dhamaatay, waan sameeyay wax walba oo aan awooday, waa ku dhaawacaysaa haddii aadan noqon horyaalka,” 29-jirkareer Argentina ayaa sidaa[Read More…]

by June 27, 2016 0 comments Sports
Former Nigerian football coach Stephen Keshi dies aged 54

Former Nigerian football coach Stephen Keshi dies aged 54

Nigeria have lost one of her biggest sporting heroes as former Super Eagles coach Stephen Keshi, 54 died on Tuesday. Keshi, who won the Africa Cup of Nations and player and coach passed on in Benin City, Nigeria after a suspected heart attack. The former RSC Anderlecht of Belgium defender was on the radar of a number of clubs and[Read More…]

by June 8, 2016 0 comments Sports
Tunisia thrash Djibouti in AFCON qualifiers

Tunisia thrash Djibouti in AFCON qualifiers

Tunisia beat minnows Djibouti away but yet to guarantee qualification for Cup of Nations finals.  Tunisia claimed an easy 3-0 victory at Djibouti to top their group in the 2017 Africa Cup of Nations qualifiers on Friday. Goals from Naim Sliti, Hamdi Harbaoui and Taha Yassine Khenissi gave Tunisia the comfortable win, as rivals Liberia and Togo clash on Sunday.[Read More…]

by June 4, 2016 0 comments Sports
Xiriirka kubadda Koleyga Aduunka oo Soomaaliya usoo diray khabiir kormeeraya heerka ay mareeyso kubadda Koleyga dalku

Xiriirka kubadda Koleyga Aduunka oo Soomaaliya usoo diray khabiir kormeeraya heerka ay mareeyso kubadda Koleyga dalku

Xiriirka kubadda  Koleyga Aduunka   oo Soomaaliya   usoo diray qabiir  kormeer  ku sameya heerkaay mareyso  kubadda Koleyga +Sawirro Xiriirka kubadda Koleyga Aduunka  (Fiba World) ayaa  dalka Soomaaliya usoo diray qabiir soo indha indheeya xaalada k horumarka  kubadda Koleyga Soomaaliya  heer ciyaar iyo mid maamul intaba. Qabiirkan  oo  lagu magcaaabo Lobomir  Kotleba ayaa kubada koleyag ku dhex jiray in kabdan 50 sano[Read More…]

by June 4, 2016 0 comments Sports
Zlatan Ibrahimovic oo ku biiri doona naadiga Manchester United

Zlatan Ibrahimovic oo ku biiri doona naadiga Manchester United

Zlatan Ibrahimovic ayaa lagu soo waramayaa in uu ka soo tagi doono xerada tababarka Sweden kahor Euro 2016 si uu ugu saxiixo Manchester United. 34 jirka waxa uu bilaash uga tagayaa Paris Saint-Germain,  waxaana xiise leh in ay dib Old Trafford ugu midoobi doonaan Jose Mourinho. Sida laga soo xiganayo Daily Mirror, Ibrahimovic waxa uu qandaraas sanad ah qalinka ugu duugi[Read More…]

by June 4, 2016 0 comments Sports
Scroll Up