Maxamed Cabdi Kaariye oo loo doortay Madaxweynaha Galmudug iyadoo khilaaf weyn uu ka jiro doorashada
Dhuusamareeb-(Puntland Mirror) Xildhibaanada baarlamaanka maamul goboleedka Galmudug ayaa Maxamed Cabdi Kaariye u doortay madaxweyne cusub maanta oo Axad ah, sida uu ku dhawaaqay guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Nuur Gacal. Maxamed Cabdi Kaariye oo loo yaqaan Qoor […]