South-Central

Cutubyo ka socda ciidamada AMISOM oo la geeyay magaalada Cadaado

Cutubyo ka socda ciidamada AMISOM oo la geeyay magaalada Cadaado

Cadaado-(Puntland Mirror) Cutubyo kamid ah ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika (AMISOM) ayaa gaaray magaalada Cadaado ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Galmudug, sida ay tebisay wakaalada wararka dowlada federaalka Soomaaliya ee Muqdisho. Sida ilo-wareedyo ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror ciidamada ayaa lagu qiyaasayaa ilaa dhowr boqol kuwaasoo kasoo jeeda dalalka Jabuuti iyo Burundi oo qayb ka ah howlgalka[Read More…]

by October 23, 2016 0 comments Somali News, South-Central
Maleeshiyada Al-Shabaab oo la wareegay deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan kadib markii ay ka baxeen ciidamada Itoobiya

Maleeshiyada Al-Shabaab oo la wareegay deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan kadib markii ay ka baxeen ciidamada Itoobiya

Muqdisho-(Puntland Mirror) Dagaalyahanada kooxda hubaysan ee Al-Shabaab ayaa qabsaday deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan kadib markii ay ka baxeen ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowlada federaalka Soomaaliya, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Boqolaal dagaalyahano hubaysan oo Al-Shabaab ah ayaa saakay oo Axad ah la wareegay deegaanka Halgan. Al-Shabaab ayaa intii lagu guda jiray afartii asbuuc ee u dambaysay sidoo kale la[Read More…]

by October 23, 2016 0 comments Somali News, South-Central
Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Hir-Shabeelle oo doortay madaxweynahoodii kowaad

Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Hir-Shabeelle oo doortay madaxweynahoodii kowaad

Jowhar-(Puntland Mirror) Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Hir-Shabeelle ayaa doortay madaxweynahoodii ugu horeeyay. Tilaabadaan ayaa imaanaysa labo asbuuc kadib markii la asaasay maamulkaas. Doorasho lagu qabtay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa baarlamaanka maamul goboleedka Cali Cabdulaahi Cosoble ugu doortay madaxweyne. Cosoble ayaa helay 61 cod, halka ninkii la tartamayay Maxamed Cabdi Awaare uu helay 36 cod, sida ay si[Read More…]

by October 17, 2016 0 comments Somali News, South-Central
Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug oo isku raacay heshiis lagu joojinayo colaada Gaalkacyo

Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug oo isku raacay heshiis lagu joojinayo colaada Gaalkacyo

Garoowe-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali iyo kan Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa khadka taleefoonka uga wada-hadlay shalay oo Axad ahayd xaalada magaalada Gaalkacyo, sida ay sheegeen ilo-wareedyo. Labada madaxweyne ayaa isku raacay in la sameeyo xabada joojin deg deg ah, sida ilo-wareed ku dhow madaxweynaha Puntland ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror. Ilo-wareedka ayaan bixin faahfaahin dheeri ah[Read More…]

Ciidamada Itoobiya oo ka baxay magaalooyin kuyaala Soomaaliya

Ciidamada Itoobiya oo ka baxay magaalooyin kuyaala Soomaaliya

Beledweyne-(Puntland Mirror) Boqolaal ciidamada Itoobiya ah ayaa ka baxay magaalo kutaala Soomaaliya maanta oo Talaado ah, ugu yaraan waa meeshii labaad asbuucaan oo ciidamadoodu ka baxaan, sida uu wakaalada wararka ee AFP u sheegay sarkaal ciidamada amaanka Soomaaliya ah. Cabdirisaaq Macalim Axmed oo ah sarkaal katirsan ciidamada amaanka, ayaa u sheegay AFP in ciidamada Itoobiya ee ku suganaa deegaanka Ceel-Cali[Read More…]

by October 11, 2016 0 comments Somali News, South-Central
Xaalada Gaalkacyo oo xasiloon kadib madaafiic cul-culus oo shalay la is-dhaafsaday

Xaalada Gaalkacyo oo xasiloon kadib madaafiic cul-culus oo shalay la is-dhaafsaday

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Xaalada guud ee magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa saakay oo Talaado ah degan kadib madaafiic cul-culus oo shalay ay isku adeegsadeen ciidamo kala taageersan Puntland iyo Galmudug. Dhawaaqa madaafiicda la isku adeegsanayay ayaa shalay galab laga maqlayay guud ahaan magaalada Gaalkacyo. Xoogaga kala taageersan lababada dhinac ayaa ku kala sugan dhufaysyadooda kuyaala duleedka koonfureed ee magaalada Gaalkacyo.[Read More…]

Galkayo town in Mudug region. [File Photo]

Ugu yaraan 8 qof oo lagu dilay dagaal u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug oo ka dhacay Gaalkacyo

Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Ugu yaraan lix qof oo lagu dilay dagaal ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo u dhaxeeyay Puntland iyo Galmudug,sida ay sheegeen dadka deegaanka iyo saraakiisha caafimaad. Tobonaan kale ayaa ku dhaawacmay dagaalka, sida ay wararka sheegayaan. Dagaalka manta oo Jimce ah dhacay ayaa bilaabmay kadib markii maleeshiyaad kasoo jeeda Galmudug ay weerar ku soo qaadeen saldhig ay ciidamada Puntland[Read More…]

Ugu yaraan 14 dagaalyahan oo Al-Shabaab ah oo lagu dilay gobolka Shabeelaha Hoose, sida ay ku warantay wakaalada wararka dowlada

Ugu yaraan 14 dagaalyahan oo Al-Shabaab ah oo lagu dilay gobolka Shabeelaha Hoose, sida ay ku warantay wakaalada wararka dowlada

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan 14 dagaalyahan oo Al-Shabaab ayaa lagu dilay deegaanka KM-50 oo kuyaala gobolka Shabeelaha Hoose, sida ay maanta oo Arbaco ah ku warantay wakaalada wararka dowlada federaalka Soomaaliya ee Sonna. Sida ay Sonnna sheegtay, ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya ayaa shalay galab oo Talaado ahayd howlgalka ka sameeyeen deegaanka KM-50. Ma jirto wax faahfaahin haddii ay jirto khasaare[Read More…]

by October 5, 2016 0 comments Somali News, South-Central
Xasan Shiikh Maxamuud oo magaalada Baydhabo u tagay arrimo olole

Xasan Shiikh Maxamuud oo magaalada Baydhabo u tagay arrimo olole

Baydhabo-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah tagay magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Waxaa garoonka diyaaradaha Baydhabo kusoo dhaweeyay madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadam. Sida ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo oo ku dhow isaga ay u sheegeen warsidaha Puntland Mirror, Xasan Shiikh ayaa halkaas u tagay sidii uu uga samayn lahaa[Read More…]

by October 3, 2016 0 comments Somali News, South-Central
Ugu yaraan afar qof oo lagu dilay qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

Ugu yaraan afar qof oo lagu dilay qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-(Puntland Mirror) Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhimatay shan kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax isbiimayn ahaa oo loo adeegsaday gaari oo lala beegsaday maqaaxi kutaala Muqdisho maanta oo Sabti ah, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Maqaaxida la weeraray oo la dhaho Blue Sky ayaa kutaala meel u dhow madaxtooyada Soomaaliya (Villa Soomaaliya). Ma jirto cid sheegatay masuuliyada weerarkaas,[Read More…]

by October 1, 2016 0 comments Somali News, South-Central
Scroll Up