Maxkamad kutaala Hargeysa oo labo sanno oo xabsi ah ku xukuntay wariyaha arrimaha insaanimada ka shaqeeya ee Cabdimaalik Muuse Cooldoon
Hargeysa-(Puntland Mirror) Maxkamad kutaala magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa maanta oo Sabti ah labbo sanno oo xabsi ah ku riday wariyaha arrimaha insaanimada ka shaqeeya ee Cabdimaalik Muuse Cooldoon. Xeer-ilaalinta maamulka Somaliland ayaa wariyaha […]