Somaliland

Ugu yaraan hal qof oo ku dhintay mudaharaad ka dhacay magaalada Laas-caanood

Ugu yaraan hal qof oo ku dhintay mudaharaad ka dhacay magaalada Laas-caanood

Laas-caanood-(Puntland Mirror) Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay rabshado ka dhacay magaalada Laas-caanood ee gobolka Sool kadib markii dad shacab ah oo mudaharaadayay oo ka cabanya dilal dhawaan ka dhacay magaalada iyo ciidamada booliiska maamulka Somaliland uu maanta oo Axad ah iska hor imaad ku dhexmaray gudaha magaalada. Sida ay sheegayaan wararka dadka mudaharaadayay ayaa weeraray saldhigyada ciidamada booliiska[Read More…]

by September 4, 2016 0 comments Puntland, Somali News, Somaliland
SONY DSC

Puntland iyo Somaliland oo kala qaaday ciidamadoodii isku horfadhiyay gobolka Sanaag

Garoowe-(Puntland Mirror) Maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa kala qaaday ciidamadooda oo beryahan isku hor fadhiyay gobolka Sanaag, sida ay wararka sheegayaan. Ciidamada Puntland ayaa dib ugu noqday halka la dhaho Kala-dhaca oo u dhow laamiga isku xira Boosaaso iyo Garoowe, halka ciidamada Somaliland ay dib ugu noqdeen deegaamo ku dhow magaalada Ceerigaabo. Kala-qaadida ciidamada ayaa timid kadib markii masuuliyiinta ugu[Read More…]

by July 22, 2016 0 comments Puntland, Somali News, Somaliland
Puntland iyo Somaliland oo ku dagaalamay gobolka Sanaag: Warbixin

Puntland iyo Somaliland oo ku dagaalamay gobolka Sanaag: Warbixin

Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa maanta oo Isniin ahayd ku dagaalamay gobolka Hayland, sida ay sheegeen dadka deegaanka iyo saraakiisha. Dagaalka u dhaxeeya labada dhinac oo la isku adeegsaday hubka culus ayaa bilaabmay subaxnimadii hore ee Isniinta wuxuuna socday ilaa iyo duhuradii, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Qof dadka deegaanka ah oo jooga magaalada Dhahar ee gobolka Hayland[Read More…]

by July 18, 2016 0 comments Puntland, Somali News, Somaliland
Somaliland oo xirtay fanaan Soomaaliyeed

Somaliland oo xirtay fanaan Soomaaliyeed

  Hargeysa-(Puntland Mirror) Ciidamada amaanka maamulka Somaliland ayaa xiray fanaanka Soomaaliyeed, Farxan Xidig. Sida wararka sheegayaan fanaanka ayaa laga qabtay magaalada Boorame kadibna waxaa loo gubiyay caasimada maamulka Somaliland, Hargeysa. Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in fanaanka loo xiray arrimo la xiriira dhanka siyaasada. Dhawaan ayuu Farxaan Xidig iclaamiyay inuu u sharaxanyahay xildhibaan katirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya doorashada dhacaysa[Read More…]

by July 3, 2016 0 comments Somali News, Somaliland
Scroll Up