In ka badan 100 askari oo Somaliland katirsan oo isku soo dhiibay Puntland
Garoowe-(Puntland Mirror) In ka badan 100 askari oo Somaliland katirsan ayaa isku soo dhiibay Puntland, taleefishinka dowladda ee PL TV ayaa ku waramay fiidnimadii Axada. Ciidanka isa soo dhiibay ayaa waxaa deegaanka Har-wanaag ee gobolka […]