Somaliland

Bisha barakaysan ee Ramadaan  oo laga arkay gudaha Soomaaliya. [Sawirka: Archive]

Bisha barakaysan ee Ramadaan oo laga arkay gudaha Soomaaliya

Garoowe-(Puntland Mirror) Bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa laga arkay gudaha Soomaaliya gaar ahaan gobolada Puntland, gobolada dhexe, gobolada Koonfur-galbeed iyo Somaliland, dadka deegaanka ayaa u sheegay warsidaha Puntland Mirror. Masuuliyiinta Soomaalida ayaa iclaamiyay in maalinta kowaad ee Ramadaan ay kowtahay beri oo Sabti ah. Gudaha dalka, masaajidyada ayaa bilaabay salaada Taraawiixda, taasoo la tukado inta lagu guda jiro bisha barakaysan.[Read More…]

Humanitarian journalist Abdimalik Muse Oldon  [Photo: Archive]

Maxkamad kutaala Hargeysa oo labo sanno oo xabsi ah ku xukuntay wariyaha arrimaha insaanimada ka shaqeeya ee Cabdimaalik Muuse Cooldoon

Hargeysa-(Puntland Mirror) Maxkamad kutaala magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa maanta oo Sabti ah labbo sanno oo xabsi ah ku riday wariyaha arrimaha insaanimada ka shaqeeya ee Cabdimaalik Muuse Cooldoon. Xeer-ilaalinta maamulka Somaliland ayaa wariyaha ku eedeeyay waxay ugu yeereen “meel uga dhac jiritaanka Somaliland” iyo in uu taageeray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Qareenkiisa oo la dhaho Maxamed Abuukar[Read More…]

by April 8, 2017 0 comments Somali News, Somaliland
Ciidamada ammaanka maamulka Somaliland oo garoonka diyaaradaha Hargeysa ku xiray wariye Cooldoon

Ciidamada ammaanka maamulka Somaliland oo garoonka diyaaradaha Hargeysa ku xiray wariye Cooldoon

Hargeysa-(Puntland Mirror) Ciidamada ammaanka maamulka Somaliland ayaa xiray wariye Cabdimaalik Muuse Cooldoon, sida ay sheegayaan wararku. Coldoon oo kasoo jeeda maamulka Somaliland ee waqooyiga Soomaaliya ayaa maalmihii u dambeeyay joogay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Maanta oo Arbaco ah ayaa wariyuhu ku noqday magaalada Hargeysa , waxaana isla markiiba garoonka diyaaradaha ka qabsaday ciidamada maamulka Somaliland. Ma jirto war sax oo[Read More…]

by February 15, 2017 0 comments Somali News, Somaliland
Somaliland iyo Khaatumo oo heshiis hordhac ah ku gaaray Addis Ababa

Somaliland iyo Khaatumo oo heshiis hordhac ah ku gaaray Addis Ababa

Addis Ababa-(Puntland Mirror)Wadahadal ay asbuucaan ku yeesheen magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya ayay heshiis hordhac ah ku gaareen Somaliland iyo Khaatumo. Labada dhinac ayaa ku heshiiyay qodobada hoos ku qoran: In wadahadal iyo wada xaajood lagu dhammeeyo khilaaf kasto oo jira In wixii fadqalaalo iyo dacaayad gudaheena ah la joojiyo meelna looga soo wada jeedsado In meel looga[Read More…]

by December 22, 2016 0 comments Somali News, Somaliland
Isutaga Imaaraatka Carabta oo saldhig milatari ka samaysanaya xeebta Berbera ee maamulka Somaliland. [Sawirka: Archive]

Isutaga Imaaraatka Carabta oo saldhig milatari ka samaysanaya xeebta Berbera ee maamulka Somaliland

Dubai-(Puntland Mirror) Dalka Isutaga Imaaraatka Carabta ayaa saxiixay heshiis ah in uu saldhig milatari ka samaysto maamulka Somaliland ee Soomaaliya. Saldhiga milatari oo cusub ayaa laga dhisi doonaa magaalo xeebeedka Berbera ee maamulka Somaliland ee waqooyiga Soomaaliya, sida uu qoray website-ka arrimaha ammaanka ka hadla ee Shepard Media oo soo xiganaya ilo-wareedyo goobjoog ka ahaa heshiiska. Sida ay ilo-wareedyadu sheegeen[Read More…]

by December 21, 2016 0 comments Somali News, Somaliland
Ugu yaraan hal qof oo ku dhintay mudaharaad ka dhacay magaalada Laas-caanood

Ugu yaraan hal qof oo ku dhintay mudaharaad ka dhacay magaalada Laas-caanood

Laas-caanood-(Puntland Mirror) Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay rabshado ka dhacay magaalada Laas-caanood ee gobolka Sool kadib markii dad shacab ah oo mudaharaadayay oo ka cabanya dilal dhawaan ka dhacay magaalada iyo ciidamada booliiska maamulka Somaliland uu maanta oo Axad ah iska hor imaad ku dhexmaray gudaha magaalada. Sida ay sheegayaan wararka dadka mudaharaadayay ayaa weeraray saldhigyada ciidamada booliiska[Read More…]

by September 4, 2016 0 comments Puntland, Somali News, Somaliland
SONY DSC

Puntland iyo Somaliland oo kala qaaday ciidamadoodii isku horfadhiyay gobolka Sanaag

Garoowe-(Puntland Mirror) Maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa kala qaaday ciidamadooda oo beryahan isku hor fadhiyay gobolka Sanaag, sida ay wararka sheegayaan. Ciidamada Puntland ayaa dib ugu noqday halka la dhaho Kala-dhaca oo u dhow laamiga isku xira Boosaaso iyo Garoowe, halka ciidamada Somaliland ay dib ugu noqdeen deegaamo ku dhow magaalada Ceerigaabo. Kala-qaadida ciidamada ayaa timid kadib markii masuuliyiinta ugu[Read More…]

by July 22, 2016 0 comments Puntland, Somali News, Somaliland
Puntland iyo Somaliland oo ku dagaalamay gobolka Sanaag: Warbixin

Puntland iyo Somaliland oo ku dagaalamay gobolka Sanaag: Warbixin

Garoowe-(Puntland Mirror) Ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa maanta oo Isniin ahayd ku dagaalamay gobolka Hayland, sida ay sheegeen dadka deegaanka iyo saraakiisha. Dagaalka u dhaxeeya labada dhinac oo la isku adeegsaday hubka culus ayaa bilaabmay subaxnimadii hore ee Isniinta wuxuuna socday ilaa iyo duhuradii, sida ay sheegeen dadka deegaanka. Qof dadka deegaanka ah oo jooga magaalada Dhahar ee gobolka Hayland[Read More…]

by July 18, 2016 0 comments Puntland, Somali News, Somaliland
Somaliland oo xirtay fanaan Soomaaliyeed

Somaliland oo xirtay fanaan Soomaaliyeed

  Hargeysa-(Puntland Mirror) Ciidamada amaanka maamulka Somaliland ayaa xiray fanaanka Soomaaliyeed, Farxan Xidig. Sida wararka sheegayaan fanaanka ayaa laga qabtay magaalada Boorame kadibna waxaa loo gubiyay caasimada maamulka Somaliland, Hargeysa. Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in fanaanka loo xiray arrimo la xiriira dhanka siyaasada. Dhawaan ayuu Farxaan Xidig iclaamiyay inuu u sharaxanyahay xildhibaan katirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya doorashada dhacaysa[Read More…]

by July 3, 2016 0 comments Somali News, Somaliland
Scroll Up