Ugu yaraan afar qof oo ku dhimatay shilal baabuur oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Garoowe iyo Boosaaso
Garoowe-(Puntland Mirror) Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhimatay 15 kalena waa ay ku dhaawacmeen shilal baabuur oo ka dhacay wadada laamiga ah ee u dhaxaysa magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso. Shilalka ayaa dhacay gelinkii dambe […]